Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Masjid ku yaalla Mandera oo loo uruuriyay in ka badan 22 milyan...

DHAGEYSO:Masjid ku yaalla Mandera oo loo uruuriyay in ka badan 22 milyan oo shilin

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay xaflad lacag loogu uruurinayay masjidka Abu Huraira ee ku yaalo ismaamulka Mandera.
Xafladda oo lagu uruuriyay ugu yaraan 22 milyan oo shilin ayaa waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin,waxgaradka ,culimo iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Qaar ka mid ah dadkii howshan gacanta ku hayay ayaa uga mahadceliyay cid kasta oo qayb ka ahayd in lagu guulaysto .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments