Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xisbiga talada haya ee Itoobiya oo ku guuleystay aqlibiyadda kuraasta baarlamaanka

Xisbiga talada haya ee Itoobiya oo ku guuleystay aqlibiyadda kuraasta baarlamaanka

Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee Prosperity ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Abiy Axmad ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee kursaasta baarlamaanka dalkaasI.
Waxaa sidatan gelinkii dambe ee shalay shaaca ka qaaday guddiga doorashooyinka ee wadankaasi.
Guddiga ayaa ku dhawaaqay in xisbiga talada haya uu helay 410 kursi oo ka mid ah 436 lagu tartamay baarlamaanka federaalka.
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmad ayaa codeytan ku tilmaamay mid taarikhi ah.
Waxaa codeyntan qaadacay mucaaradka wadankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments