Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Shacabka Braziil oo badankoodu taageersan in xilka laga qaado madaxweynaha wadankaasi

Shacabka Braziil oo badankoodu taageersan in xilka laga qaado madaxweynaha wadankaasi

Daraasaad dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dadweynaha ku nool wadanka Braziil ay intooda badan taageersan yihiin qorsho la doonayo in xilka looga xayuubiyo madaxweynaha wadankaasi Jair Bolsonaro.
Cilmi baarista oo ay sameysay shirkadda Datafolha ayaa tilmaamaysa in boqolkiiba 54 ee dadweynaha ay la dhacsan yihiin mooshinka xilka qaadista Bolsonaro ee uu wado aqalka hoose halka 42 boqolkiiba ay arrinkaasi ka soo horjeedaan.
Mas’uulkan ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan musuqmaasuqa.
Waxaa sidoo kale cadaadis xooggan lagu saaraya qaabka maamulkiisa uu ula tacaalaya caabuqa corona oo ay u muuqato in aan lagu qanacsanayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments