Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay inuusan raaligelin kabixinayn taageeridda kaniisadaha

DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay inuusan raaligelin kabixinayn taageeridda kaniisadaha

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay inuusan ceeb u arkin sidaas awgeedna marnaba raaligelin ka bixin doonin taageerada dhaqaale ee uu siiyo kaniisadaha.
Waxaa uu carrabka ku dhuftay in ay jiraan shakhsiyaad arrinkan ku dhib qabo balse uu ka codsanaya in ay fahmaan.
Ruto ayaa xusay in hadii madaxda isaga dhaliilaya ay yihiin kuwo qoys ahaan magac ku leh gudaha dalka isaga uu rumeysan yahay inuu garab buuxa ka helay kaniisadaha.

Hadalkan ayuu maanta jeediyay xilli uu ku sugnaa ismaamulka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments