Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Puntland oo xukun Afar sano ah iyo ganaax ku riday ...

DHAGEYSO:Puntland oo xukun Afar sano ah iyo ganaax ku riday rag ku loo haysto duurjoog ay laayeen

Waxaa xukunkan warbaahinta faahfaahin ka siiyay xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan aw-cismaan.

Wasiiru dowlaha wasaaradda deegaanka ee Puntland Cabdirashiid Cali Geelle ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu riday eedeysanayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments