Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wakiillada Vihiga oo doonaya inuu xafiiska baneeyo barasaab ku xigeenka

Wakiillada Vihiga oo doonaya inuu xafiiska baneeyo barasaab ku xigeenka

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Vihiga ayaa doonaya inuu is casilo guddoomiye ku xigeenka dowlad deegaankaas Patrick Saisi.
Waxay guda galeen qorsho ay ku soo uruurinayaan saxiixyo loo adeegsan doono mooshin mas’uulkan ka dhan ah.
Barasaab ku xigeenka ayay wakiillada ku eedeynayaan inuu caqabad ku noqday bixinta adeegyada shacabka.
Ugu yaraan 27 wakiillo ah ayaa ilaa iyo hadda saxiixay mooshinka xilka qaadista.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments