Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 3 qof oo ku dhimatay dab qabsaday warshad ku...

In ka badan 3 qof oo ku dhimatay dab qabsaday warshad ku taalla Bangladesh

Dab ka kacay warshad soo saarta cabbitaanada oo ku taalla dalka Bangladesh ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan saddex qof.
Maamullada qaabilsan gurmadka ee Bangladesh ayaa dabka ku tilmaamay mid xooggan.
Waxaa dhacdadan ku dhaawacmay 20 qof oo dheeraad ah.
Wararka ayaa intaa ku daraya in qaar ka mid ah shaqaalihii warshaddaasi ay weli goobta ku xanniban yihiin .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments