Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Tokyo oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah

Tokyo oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah

Ra’iisul wasaaraha dalka Japan Yoshihide Suga ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg oo si rasmi ah uga dhaqangalayso magaalada Tokyo.
Amarkan ayaa shaqeyn doono ilaa 22-ka bisha sideedaad ee sanadkan.
Waxaa uu qayb ka yahay dadaallada dowladda dalkaasi ay ku xakameynayso faafitaanka cudurka COVID19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments