Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiir ku Xigeenka warfaafinta Soomaaliland oo ka hadlay hormarka doorashooyinka Soomaaliland

DHAGEYSO:Wasiir ku Xigeenka warfaafinta Soomaaliland oo ka hadlay hormarka doorashooyinka Soomaaliland

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliland ayaa wuxuu Faahfaahin ka bixiyay doorashadii Goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka oo dhamaadkii Bishii shanaad ka dhacday deegaanada Soomaaliland taasoo Maxkamada Sare ee Soomaaliland ay shalay Natiijadeeda si rasmi ah ugu baaqday.
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliland ayaa sheegay inay qorshaynayaan sidii doorashooyin soo noqnoqda ee mararka badan dhacaya ay uga dhigi lahaayeen kuwo Hal Mar la qabto.


Sidoo kale wuxuu ka hadlay doorashada Gudoonka Golaha Wakiilada iyo eedaymaha ay jeedinayaan Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland ee ku saabsan inay Xukuumada Lacag ku bixinayso sidii ay gudoonka Golaha Wakiilada ku heli lahayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments