Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo sheegay inay ogolaan doonaan go’aanka maxkamadda ee BBI

DHAGEYSO:Raila Odinga oo sheegay inay ogolaan doonaan go’aanka maxkamadda ee BBI

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga oo maanta wareysi gaar ah siiyay idaacadda Radio Citizen ayaa sheegay inuu rajeynayo in maxkamadda racfaanka ay go’aan cadaalad ku saleysan ka soo saari doonto qorshaha sharci beddelka ee BBI.
Waxaa uu xusay in maadaama dalka ay ka jiryo dimuqraadiyad ay mucaarad ahaan aqbali doonaan go’aanka maxkamadda xita hadii aynan ku qanacsanayn.
Mr. Odinga ayaa tusaale u soo qaatay go’aano horay ay maxkamaduhu u soo saareen oo ka dhan ahaa mucaaradka.

Madaxda  heshiisay ayaa dhankooda ballanqaaday inay  ku dadaali doonaan  inuusan mar dambe khilaaf soo kala dhexgelin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments