Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:7 qof oo ku dhintay shilal ka dhacay Nakuru

DHAGEYSO:7 qof oo ku dhintay shilal ka dhacay Nakuru

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Nakuru ayaa sheegay in labo shil oo halkaasi ka dhacay ay ku dhinteen 7 qof .
Waxaa sidoo kale dhaawacmay 6 qof oo dheeraad ah.
Dhacdooyinkan oo saameeyay gaadiidka xamuulka iyo midka dadweynaha ee loo yaqaano mataatuuda ayaa laga soo tabiyay degmooyinka Lari iyo Mai Mahiu.
Goobjoogayaasha shilalkan iyo mid ka mid ah darawaliinta ayaa warbaahinta uga warramay sida ay wax u dhaceen

Dhaawaca ayaa hadda lagu dabiibayaa isbitaalka Kijabe ee duleedka Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments