Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ciidamada dalka Haiti oo dilay rag looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen...

Ciidamada dalka Haiti oo dilay rag looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka madaxweynahya

Ciidamada amaanka ee Haiti ayaa toogasho ku dilay afar qof oo looga shakisanyahay inay dileen madaxweynahii Haiti Jovenel Moise waxayna qabteen labo kale, sida uu sheegay taliyaha booliiska ee dalkas.
Agaasimaha guud ee booliska Haiti Leon Charles ayaa ku tilmaamay afarta qof ee ladilay inay yihiin “calooshood u shaqeystayaal” wuxuuna sheegay in ciidamada amaanka ay kujiraan dagaal xoogan oo ay la galayaan ragii dilay madaxweynaha shalay.
Rag hubaysan ayaa weerar ku dilay madaxweynaha Hiati shalay halka marwadiisana ay dhawaac daran u gaysteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments