Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Booliska Haiti oo dilay dableydii toogatay madaxweynihii dalkaasi

Booliska Haiti oo dilay dableydii toogatay madaxweynihii dalkaasi

Ciidamada ammaanka ee dalka Haiti ayaa sheegay inay dileen 4 qof oo looga shakiyay inay ka dambeeyeen falkii habeen hore looga takhalusay hoggaamiyihii wadankaasi Jovenel Moise.
Waxaa gacanta lagu dhigay labo tuhmanayaal oo kale.
Agaasimaha guud ee booliska Haiti Leon Charles ayaa shakhsiyaadka la dilay ku sheegay kuwo halis ah.
Waxaa uu intaa ku daray in ay rasaas isdhaafsadeen saraakiisha ammaanka iyo kooxda la rumeysan yahay inay ka dambeysay dilkii madaxweyne Moise oo ila iyo hadda aynan caddeyn sababta keentay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments