Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Militariga Colombia oo lagu eedeyay inay dileen in ka badan 120 qof...

Militariga Colombia oo lagu eedeyay inay dileen in ka badan 120 qof oo shacab ah

Maxkamad ku taalla dalka Colombia ayaa ciidamada difaaca ee wadankaasi u jeedisay eedeyn ah inay dileen ugu yaraan 120 qof oo shacab ah.
Eedeyntan ayaa dusha laga saaray 10 ka mid ah militariga Colombia iyo qof rayid ah.
Waxay maxkamaddu sheegtay inay awood adeegsadeen taasoo sababtay in la waayo 24 ruux halka 120 kale oo ay ku sheegeen dagaalyahaano ay dileen.
Waa markii ugu horreysay ee garsoorka Colombia uu ciidamada gaashaandhiga ku eedeyo dilal ay gaysteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments