Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray Kisii

DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray Kisii

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i iyo taliyaha guud ee booliska Mr. Hillary Mutyambai ayaa gaaray degmada Rioma ee ismaamulka Kisii.
Waxay dadweynaha halkaasi ku nool ugu baaqeen in ay ku dadalaan nabadgalyada iyo wadajirka.
Shacabka ayay ka codsadeen in ay si dhow ula shaqeyaan ciidamada ammaanka oo ayna u soo gudbiyaan xogaha ka hor tag u noqon karo falal dambiyeedyada.
Barasaabka ismaamulka Kisii James Ongwae ayaa dhankiisa cambaareeyay fal toddobaadkii hore lagu dilay saddex qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments