Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddiga musuqmaasuqa soomaaliya oo faahfaahiyay hay’adaha ay la xisaabtamaan

DHAGEYSO:Guddiga musuqmaasuqa soomaaliya oo faahfaahiyay hay’adaha ay la xisaabtamaan

Gudoomiyaha Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa ee Soomaaliya ayaa waxay Faaahfaahin ka Bixiyeen hay’adaha iyo dhamaan dhinacyada ay dabagalka ku Sameeyaan.
Gudoomiyaha oo Warbaahinta dowlada la hadlay ayaa sheegay inaysan Kaliya Hay’adaha dowladda kula xisaabtamin shaqooyinkooda balse ay dabagal ku Sameeyaan Falalka Musuqa ahna kula Xisaabtamaa dhammaan hay’adaha,dowliga ah kuwa Samafalka,Ajaanibta kale ee wadanka ka howlgasha iyo Cidkasta oo falal wax isdabamarin ah ku kuyeelata, Maadaama sida uu Dastuurka wadanka Soomaaliya uu farayo guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments