Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Muqdisho oo lagu qabtay kulan lagu taageerayay guushii xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

DHAGEYSO:Muqdisho oo lagu qabtay kulan lagu taageerayay guushii xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu qabatay Kulan lagu taageerayay Guusha uu Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ka gaaray Doorashadii dhawaan ka dhacday deegaanada Soomaaliland gaar ahaan Magaaalada Hargaysa.
Wasiirka wasaarada gargaarka iyo Maaraynta musiibooyinka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah oday dhaqameedka Soomaaliya ayaa Munaasabadda ka hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments