Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dekedda Magaalada Boosaaso oo xalay laga dhoofiyay xoolo badan

DHAGEYSO:Dekedda Magaalada Boosaaso oo xalay laga dhoofiyay xoolo badan

Dekedda magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Waxaa si aad ah uga Socda dhoofka xoolaha loo iibgeynaayo waddamada Carabta xilli wakhti kooban uu ka harsan yahay ciidda Arafo.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Warbaahinta Faahfaahin ka Siiyay Kumanaan Noocyada kala duwan ee Xoolaha Nool ah oo Xalay ka dhoofay dekedda Magaalo Xeebeedka Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments