Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qarax ka dhacay warshad ku taalla Thailand

Qarax ka dhacay warshad ku taalla Thailand

Wararka naga soo gaaraya dalka Thailand ayaa sheegaya in hal qof uu dhintay ka dib markii goob warshad ah uu ka dhacay qarax xooggan.
Wararka ayaa intaa ku daraya in sidoo kale uu dab ka kacay warshadda oo ku taalla duleedka caasimadda wadankaasi ee Bangkok.
Waxay dhaawacyo kala duwan soo gaareen 29 qof oo dheeraad ah.
Warshaddan ayaa soo saarto waxyaabaha balaastigga ama caagagga ah.
Maamullada qaabilsan maareynta musiibooyinka ee Thailand ayaa laga soo xigtay inay burbureen 70 guri halka dabka lala tacaalayay 10 saacadood ka dib markii qaraxu uu dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments