Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Garsoore Kenyaan ah oo ku biiraya maxkamadda ugu sarreysa Canada

Garsoore Kenyaan ah oo ku biiraya maxkamadda ugu sarreysa Canada

Garsoore dhalasho ahaan ka soo jeedo dalkani Kenya oo lagu magacaabo Maxamuud Jamaal ayaa ka mid noqonaya xakiinada maxkamadda ugu sarreysa wadanka Canada.
Tani ayaa timid ka dib markii uu toddobaadkii hore soo magacaabay ra’iisul wasaare Justin Trudeau .
Garsooraha oo 54 sano jir ah ayaa la dallacsiiyay labo sano un ka dib markii uu ku biiray maxkamadda racfaanka ee wadankaasi.
Mr. Maxamuud Jamaal oo sanadkii 1967-dii ku dhashay magaaladatani Nairobi ayaa sheegay in sida keliya ee uu ugu adeegi karo bulshada ay tahay inuu ka shaqeeyo arrimaha cadaaladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments