Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Howlgalo Shabaab ka dhan ah oo laga fuliyay gobolka Gedo

DHAGEYSO:Howlgalo Shabaab ka dhan ah oo laga fuliyay gobolka Gedo

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Faahfahain ka bixiyay Howlgalo Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Deegaano ka Tirsan Gobolka Gedo.
Taliska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee degmada Buur-dhuuboa ayaa faahfaahin ka Bixiyay howlgalo Saacadihii la soo dhaafay ay ka Fuliyeen Deegaano dhowr ah oo Hoose taga Degmada buur-dhuubo ee Gobolka Gedo.
Deegaanada ay Howlgaladu ka dhaceen ayaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya sheegeen inay Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Mararka Qaar dadka shacabka ah uga Qaadi jireen lacago baad ah.
Laba Xidigle C/raxmaan Maxamad Ibraahim oo ahaa Sarakaalkii Howlgaladaan hoggaaminayay ayaa sheegay in dhammaan deegaanada ay howlgaladaan ka Sameeyeen ay horay dagaalameyaasha Al-shabaab Lacago uga qaadan Jireen dadka shacabka ah,taasoo keentay in Ciidanada Xoogga Dalka Soomaaliya ay si deg deg ah kaga Jawaabaan Cabashada kaga timid dadka Shacabka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments