Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Boqolaal arday ah oo laga afduubtay dalka Nageria

Boqolaal arday ah oo laga afduubtay dalka Nageria

Illaa 140 arday ayaa la la’yahay ka dib markii rag hubeysan ay weerareen iskuul boodhin ah oo ku yaal gobolka Kaduna ee wadanka Nigeria Isniinta maanta.
Booliska ayaa sheegay inay ku daba jiraan ragii afduubka gaystay iyaga oo ay wehelinayaan militirga Nageria.
Weerarkan afduubka ah ayaa noqonaya kii 10-aad ee dad badan lagu afduubto tan iyo bishii Diseembar waqooyi-galbeed Nigeria, oo ay mas’uuliyiintu u aaneeyeen burcad hubeysan oo doonaya madax-furasho lacageed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments