Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka WHO oo ku baaqday in la xakameeyo faafitaanka cudurka COVID19

WHO oo ku baaqday in la xakameeyo faafitaanka cudurka COVID19

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo lagu xakameynaya faafidda caabuqa corona.
Waxay baaqan u jeedisay dowladaha qaaradda Afrika.
WHO ayaa sheegtay in xaaladaha cudurka ay qaaradda ku kordhayeen toddobaad kasta boqolkiiba 25 muddo 6 isbuuc ah.
Tani ayaa tirada guud ee kiisaska laga diiwaangeliyay Afrika ka dhigtay in ka badan 5.4 milyan halka dhimashadu ay tahay 141,000 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments