Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 17 qof oo ku dhimatay diyaarad ku burburtay Filibiin

In ka badan 17 qof oo ku dhimatay diyaarad ku burburtay Filibiin

Wararka naga soo gaaraya dalka Filibiin ayaa sheegaya in ay dhinteen ugu yaraan 17 qof halka 40 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii ay burburtay diyaarad ay leeyihiin ciidamada militariga ee wadankaasi.
Wasaaradda gaashaan dhigga ee Filibiin ayaa xaqiijiyay in dhacdadan laga soo tabiyay dhanka Koonfureed.
Diyaaeradda oo ahayd C-130 ayaa soo dhacday xilli ay doonaysay inay ku degto jasiiradda Jolo oo masaaro dhan 1000 kiiloomitir dhanka Koonfurta kaga beegan caasimadda dalkaasi ee Manila.
Wararka ayaa intaa ku daraya in shilka uu yimid ka dib markii ay ka baxday khadkii hawada ee loogu talagalay waxaana hadda socdo howlaha gurmadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments