Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo ka hadlay gudniinka fircooniga

DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo ka hadlay gudniinka fircooniga

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Garissa Township ee ismaamulka Garissa Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay gudniinka gabdhaha.
Waxaa uu sheegay in wixii diin la xiriira ay lagama maarmaan tahay in looga dambeeyo oo aan lagu faragelin culimada.

Sidoo kale waxaa uu gaashaanka u daruuray soo jeedin ah in haweenka fursad loo siiyo inay qabtaan xilka qaadiga guud ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments