Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Sharci ku saabsan dhismaha adeegga garsoorka oo la horgeeyay ...

DHAGEYSO:Sharci ku saabsan dhismaha adeegga garsoorka oo la horgeeyay baarlamaanka Galmudug

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha garsoorka dowlad goboleedka soomaaliyeed ee Galmudug Cabdi Maxamuud Fiidoow oo maanta Baarlamaanka maamulkaas horgeeyay Sharciga dhismaha Adeegga Garsoorka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay.

Sidoo kale baarlamaanka ayaa kal fadhiga maanta ku ansaxiyay sharciga nidaaminta iyo naqshadeynta magaalooyinka oo ay horay u soo gudbisay wasaaradda howlaha guud ,dib u dhiska iyo guryeynta Galmudug waxaana ka hadlay oo shirka maanta soo xiray guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamad Nuur Gacal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments