Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila oo sheegay in hadii uu madaxweyne noqdo uu xiraya mas’uuliyiinta musuqmaasuqa...

DHAGEYSO:Raila oo sheegay in hadii uu madaxweyne noqdo uu xiraya mas’uuliyiinta musuqmaasuqa sameeya

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa ballanqaaday in hadii uu sanadka soo socdo ee 2022-ka ku guulaysto hoggaanka ugu sarreeya wadanka uu xabsiga u taxaabi doono mas’uuliyiin sida uu hadalka u dhigay hadda ka tirsan maamulka Jubilee oo ku lug leh falalka musuqmaasuqa.
Mr. Odinga oo arrinkan ka hadlay xilli uu ku sugnaa deegaan baarlamaneedka Mvita ee ismaamulka Mombasa gobolka xeebta ayaa isbarbardhig ku sameeyay qarashka ku baxay dhisidda khadka casriga ee tareenada ee wadamada Kenya iyo Itoobiya.
Mr. Odinga oo aan cidna si gaar ah u carrabaabin ayaa sheegay in ay jiraan shakhsiyaad qaybiyo lacago lagu helay qaab khiyaano ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments