Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 11 maleeshiyo ah oo lagu xiray Maraykanka

11 maleeshiyo ah oo lagu xiray Maraykanka

Ciidamada ammaanka ee magaalada Boston dalka Maraykanka ayaa xabsiga dhigay 11 qof.
Dadkan ayaa la sheegay inay yihiin maleeshiyo aad u hubeysan.
Warbaahinta dalkaasi ayaa kooxdan ku tilmaantay mid aan aqoonsanayn xeerarka Maraykanka balse ku doodaysa inaysan wax dhibaato ah gaysan.
Laamaha amaanka ayaan weli faahfaahin dheeraad ah ka bixin howlgalka ay sameyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments