Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Rw Rooble oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab ka...

Rw Rooble oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab ka dib qarixii xalay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay goob maqaaxi ah oo ay ku shaaheynayeen dad rayid ah, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.
”Waxaan cambaareynayaa qaraxii Al-Shabaab ka geysteen Muqdisho oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.
Inta dhimatay Allaha u naxariisto, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo
Dowladda Somalia ayaa sheegtay in ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen halka tobaneeyo kalena ay ku dhawacmeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments