Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo digniin u diray burcadda dhaca gaysata

DHAGEYSO:Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo digniin u diray burcadda dhaca gaysata

Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Soomaaliya janaraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in Talaabo Cad laga qaadi doono Tuugada Magaalada Muqdisho Dhexdeeda Kawada Dhaca .
Waxaa uu intaa ku daray inay Wajihi Doonan Maxkamad cidii lagu helo fal xatooya ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments