Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo ka hadlay nolosha adag ay wajahayaan Kenyaanka

DHAGEYSO:Raila Odinga oo ka hadlay nolosha adag ay wajahayaan Kenyaanka

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga oo ku sugan ismaamulka Mombasa ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan nolosha Kenyaanka ah.
Waxaa uuna sheegay in Kenyaanka ay ku adagtahay helida adeegyada muhiimka ah.
Waxaa uuna sheegay in aan hiigsanayno sidii aan Kenya uga bixin lahayd xaaladda saboolka ah marka la gaaro sanadka 2030-ka.
Mr Odinga ayaa carabbka ku dhuftay in qof walba oo kenyaan ah uu xaq u leeyahay inuu helo adeegyada muhiimka ah oo uu doonayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments