Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha muslimiinta dalka oo codsi u diray guddiga TSC

DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha muslimiinta dalka oo codsi u diray guddiga TSC

Hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ayaa ka codsaday guddiga adeegga macallimiinta ee TSC in ay ku daraan muslimiin dheeraad ah guddiyada goobaha waxbarashada ee wadanka.
Waxaa ay intaa ku dareen in hadii aysan arrinkan ku dhaqaaqi sida ugu dhaqsiyaha badan guddiga TSC ay muddo 72 saac gudahood ka dib ay maxkamadda tagi doonaan.
Waxaana hadalladoodi ka mid ahaa hoggaamiyaasha muslimiinta dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments