Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxkamadda oo siidaysay mid ka mid ah eedeysanayaasha afduubkii Xafso...

Maxkamadda oo siidaysay mid ka mid ah eedeysanayaasha afduubkii Xafso Maxamad Luqmaan

Maxkamadda ayaa maanta siidaysay mid ka mid ah shakhsiyaadkii loo haystay afduub 15-kii bishii hore lagula kacay Xafso Maxamad Luqmaan oo ka mid ah ganacsatada deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi.
Tani ayaa timid ka dib markii tuhmanaha wax dembi ah lagu waayay.
Dhanka kale maxkamadda Makadara ee magaalada Nairobi ayaa maalinka Arbacada ee toddobaadka dambe go’aan ka soo saari doonto afduubkii dhacay ee gabadha lagu jirdilay sidoo kalena akoonkeeda bangiyeed lagala baxay ilaa 650,000 oo shilin.
Waxaa xabsiga lagu sii hayn doonaa Jackson Njogu Njiru iyo Xafso Cabdi Axmad oo lala xiriirinayo afduubka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments