Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Itoobiya oo beenisay inay caqabad ku noqotay gargaarka Tigray

Itoobiya oo beenisay inay caqabad ku noqotay gargaarka Tigray

Dowladda dalka Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eedeymaha loo jeediyay ee ah inay is hor taagtay in gargaar baniaadanimo la gaarsiiyo shacabka ku dhibaateysan gobolka waqooyi ee Tigray.
Waxay sheegtay in ay sameynayso wax kasta oo ay awooddo si dib loogu dhiso kaabayaasha horumarineed.
Tani ayaa imaanaysa iyada oo dowladda Itoobiya lagu dhaliilaya in ay macluusha jirta hub ahaan u adeegsanayso.
Toddobaadkan gudihiisa ayay ahayd markii xoogagga gobolka Tigray ee (TPLF) ay sheegeen in ay si buuxda ula waregeen magaalada Mekelle ee ugu wayn gobolkaasi.
Ku dhawaad 8 bilood ayay dagaallo ka socdeen gobolka waqooyi ee Tigray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments