Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka dumarka ee ismaamulka Wajeer oo bixisay 8 milyan oo ah lacagta...

DHAGEYSO:Wakiilka dumarka ee ismaamulka Wajeer oo bixisay 8 milyan oo ah lacagta waxbarashada

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi Cali ayaa magaalada Abaqooreey ee Koonfurta Wajeer ku daahfurtay barnaamij ay ku bixisay 7.5 milyan oo shilin taasoo ardayda looga caawinayo qarashaadka waxbarashada.

Waxay sidoo kale faahfaahin ka bixisay qaabka lagu soo xusho ardayda lagu taageero barnaamijyadan iyada oo dhanka kale ka hadashay baahiyaha jira ee ay doonayso in ay wax ka qabato.

Fatuma Gedi ayaa sidoo kale ardayda iyo maamulaha dugsiga sare ee Abaqooreey uga mahadcelisay natiijadii ay ka soo hooyeen imtixaanka qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments