Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Safiirka xiriirka aqoonta caalamka ee Kenya oo qorshihiisa faahfaahiyay

DHAGEYSO:Safiirka xiriirka aqoonta caalamka ee Kenya oo qorshihiisa faahfaahiyay

Cabdinuur Cali Mahdi oo ka mid ah dhallinyarada gobolka waqooyi bari sidoo kalena sameeyay Applikeeshinka M-Lugha, sidoo kalena ah shakhsi si gaar ah u daneeya sidii tiknoolojiyada loogu horumarin karo waxbarashada ayaa sanadkii tagay loo doortay safiirka Kenya ku matalaya Hay’ada aqoonta caalamiga ee WLF.
Xamdi Gurey oo barnaamijka waxbarasahada ku martiqaaday ayuu uga warramay xilkan.

Cabdinuur ayaa faahfaahinaya sidii ay ku suurtagashay in xilkaasi loo doorto.

Waxaa uu ka jawaabayaa su’aal ku saabsan waxyaabaha u qorsheysan.


Dhanka gobolka waqooyi bari oo uu Cabdinuur Cali Mahdi ku soo waxbartay, maadaama xilkan loo doortay dhanka taclinta gobolkana ay caqabado ka jiraan waxaan weydinay waxaa uu u qaban karo gobolka ee dhanka horumarinta waxbarashada iyo fursadda uu u helay in jaamacadaha iyo iskuullada uu ka hadlo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments