Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo maanta tagay Goobwayn

DHAGEYSO:Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo maanta tagay Goobwayn

Madaxweynaha dowlad goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland Axmad Maxamad Islaam ayaa maanta deegaanka dalxiiska ku wanaagsan ee Goobwayn qado Sharaf ugu sameeyay dhigiisa Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo booqasho ku joogo Jubbaland.
Waxaa socdaalkan warbaahinta faahfaahin ka siiyay wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ee Jubbaland Saleebaan Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments