Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Beeniyay inay Canshuur ka qaadaan Goobaha Waxbarashada

DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Beeniyay inay Canshuur ka qaadaan Goobaha Waxbarashada

Kadib markii Qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadaha ku yaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ay sheegeen in laga qaado Lacago Canshuuro ah ayaa waxaa arintaasi isga fogeeyay Maamulka Caasimada Soomaaliya.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shir Jaraa’id ku Beeniyay in uu Canshuur ka qaado xarumaha Waxbarashada ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments