Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo 14 bilyan ka heshay bangiga adduunka

Kenya oo 14 bilyan ka heshay bangiga adduunka

Dowladda Kenya ayaa waxaa lacag dhan 14 bilyan oo shilin ugu deeqay bangiga adduunka.
Dhaqaalahan ayaa lagu kabi doonaa kheyraadka lagula dagaallamaya cudurka COVID19.
Waxaa in lacagtan lagu soo wareejiyo dowladda Kenya ansaxiyay agaasimayaasha fulinta ee bangiga si loogu soo iibiyo daawooyinka tallaalka ee cudurka.
Agaasimaha bangiga adduunka u qaabilsan Kenya ,Keith Hansen ayaa bayaan ku sheegay in lacagahan la helay xilli baahi wayn loo qabo .
Ilaa iyo hadda bangiga adduunka ayaa dadaallada ay Kenya kula tacaalayso cudurka COVID19 ku biiriyay taageero lacageed oo dhan 26.5 bilyan oo shilin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments