Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Hay’adda Amnesty oo ka hadashay xeerka amniga ee Hong Kong

Hay’adda Amnesty oo ka hadashay xeerka amniga ee Hong Kong

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in ay saameyn ka dhalatay adeegsiga xeer ku saabsan amniga kaasoo ay soo saartay dowladda Shiinaha ugu dambeyna laga dhaqan geliyay Hong Kong.
Waxay hay’addu warbixin ku xustay in xeerkan uu ka takhalusay tixgelintii xuquuqul insaanka.
Tani ayaa imaanaysa iyada oo horay Hong Kong looga fuliyay howlgallo lagu bartilmaameedsaday cid kasta oo aan ku qanacsanayn xeerka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments