Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Golaha barasaabyada ee CoG iyo mas’uuliyiinta dowladda dhexe oo uu kulan u...

Golaha barasaabyada ee CoG iyo mas’uuliyiinta dowladda dhexe oo uu kulan u socdo

Waxaa socdo kulan u dhexeya golaha ay ku mideysan yihiin hoggaamiyaasha ismaamullada ee CoG iyo guddiga dowladda dhexe u qaabilsan isku dubarida arrimaha horumarka iyo isgaarsiinta.
Shirka oo uu ka qayb galaya wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i ayaa diiradda lagu saarayaa lacagaha ay wasaaradda maaliyadda ku wareejiso dowlad deegaanada , xeerarka saameynaya ismaamullada iyo arrimaha kale ee khuseeya.
Sidoo kale waxay labada dhinac isla eegayaan qorshayaasha horumarineed ee u degsan.
Qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee Twitter-ka CoG ayaa waxaa ku xusan in dib u eegis lagu sameynaya dhaqangelinta qodobadii ka soo baxay kulan wadatashi ah oo ay markii labaad yeesheen ismaamullada iyo dowladda dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments