Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo Dadajabula xarigga kaga jartay mashruuc lagu taageeraya...

DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo Dadajabula xarigga kaga jartay mashruuc lagu taageeraya ganacsiga dumarka

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya

Dhanka kale Fatuma Geedi Cali wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer ayaa socdaal ay ku tagtay degmada Sarrif ee Koonfurta Wajeer waxay kula hadashay ardayda iyo macallimiinta dugsiga hoose dhexe iyo dugsiga sare .
Qoraal ay soo dhigtay Facebook-ga ayay ku sheegtay in caqabadda lala wadaagay ay tahay in tirada macallimiinta ay yartahay taasoo saameyn ku yeelatay natiijada ka soo baxdo imtixaanada qaran.
Waxay Fatuma Geedi sheegtay in ay arrinkan u bandhigi doonto guddiga adeegga macallimiinta ee TSC si qaar ka mid ah macallimiinta cusub ee la shaqaaleysiinaya halkaasi loo geeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments