Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 126 ka mid ah ardayda Nakuru oo helaya deeq waxbarasho

126 ka mid ah ardayda Nakuru oo helaya deeq waxbarasho

Arday ay tiradoodu tahay 126 oo ka soo jeedo qoysaska danyarta ah ee ismaamulka Nakuru ayaa ka faa’iidaysanaya deeq waxbarasho oo uu bixinaya bangiga Equity.
Xoghayaha wasaaradda tacliinta ee dalka Dr. Julius Jwan ayaa sheegay in la soo gudbiyay ugu yaraan 700 oo codsiyo ah.
Dr .Jwan ayaa intaasi ku daray in ka dib markii xaqiijin dheeraad ah la sameeyay lagu heshiiyay in 69 gabdhood iyo 57 wiilal ah laga taageero dhanka qarashaadka waxbarashada.
Ardaydan ayaa wax ka badan doono dugsiyada leh qaybaha jiifka halka marka la xiro goobaha waxbarashada ay heli doonaan tababaro dheeraad oo looga soo dhisaya dhanka xirfadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments