Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Itoobiya oo xabad joojin looga dhawaaqay

Itoobiya oo xabad joojin looga dhawaaqay

Dowladda dalka Itoobiya ayaa gobolka waqooyi ee Tigray kaga dhawaaqday xabad joojin.
Tani ayaa timid ka dib markii fallaagada ay dib ula waregeen magaalada ugu wayn gobolkaasi ee Mekelle.
Waxaa Tigray ku dhawaad 8 bilood ka socday dagaallo ay qaramada midoobay sheegtay in ay macluul qarka u saareen nolosha 350,000 oo qof.
Xoghayaha guud ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa Antonio Guterres ayaa dhankiisa sheegay inuu xaaladda jirta kala hadlay ra’iisul wasaare Abiy Axmed sidaas awgeedna uu rajeynayo in colaadda xal loo heli doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments