Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Golaha wadatashiga Qaran oo la kulmay Wakiilo ka socda Haweenka

Golaha wadatashiga Qaran oo la kulmay Wakiilo ka socda Haweenka

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Shirka uga socdo Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Xaniifa Xaabsade.
Ujeedada kulanka ayaa ahaa sidhii haweenka loo siin lahaa qoondadhooda oo ah 30% ee Goleyaasha Baarlamaanka labada Aqal.
Xubnaha Golahada wadatashiga oo ka kooban, Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maalintii labaad uu shirka u socdaa, iyaga oo ka hadlayaan waxyaabaha ka hirgalay heshiiska doorashada iyo caqabadaha heysta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments