Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka arrimaha gudaha oo kormeer ku tagay xarunta waaxda socdaalka dalka

Wasiirka arrimaha gudaha oo kormeer ku tagay xarunta waaxda socdaalka dalka

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaha dowladda dhexe Dr.Fred Matiang’i ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta qaabilsan adeegyada socdaalka ee magaalada Nairobi.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu dabagal ku sameynayay geeddisocodka dardargelinta arrimaha jinsiyadda.
Matiang’i ayaa sheegay inuu horay u jiray qorsho ah in bixinta aqoonsiga wadanka iyo dokumeentiyada kale ee muhiimka ah aynan qaadan wax ka badan 60 cisho.
Waxaa uu xusay in dadka barnaamijkan ka faa’iidaysanaya ay ka mid yihiin kuwo iyaga oo haysto jinsiyadda dalka iyo wadan kale isbeddel lagu sameeyay xeerarka bixinta aqoonsiga taasoo saameyn ku yeelatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments