Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha Corona Virus kenya

Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha Corona Virus kenya

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa 24-kii saac aynu soo dhaafnay diiwangalisay kiisas dhan 287 oo COVID 19 ah ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dhecaan dhan 2,699.
Tan ayaa xaaladaha guud ka dhigaysa 182,884.
Cel celis ahaan heerarka caabuqa waxaa uu dalka maraya maanta 10.6 boqolkiba.
Waxaa ka soo kabsatay Corona Virus Kenya maanta 152 iyadoona ay saacadi u dambeeyay Covid 19 u dhinteen bukaan dhan 17.
Dhimashada guud ayaa maraysa 3,612 halka guud ahaan dadka viruska ka caafimaaday Kenya ay dhan yihiin 124,588.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments