Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Ugu yaraan 5,000 koox oo ka faa’iidaysanaya barnaamijka awoodsiinta ee Kitui

Ugu yaraan 5,000 koox oo ka faa’iidaysanaya barnaamijka awoodsiinta ee Kitui

In ka badan 5,000 oo ka mid ah kooxaha bulshada ee ka dhisan ismaamulka Kitui ayaa lagu wadaa in ay ka faa’iidaystaan barnaamij awoodsiin ah oo ay ku baxayso lacag dhan 180 milyan oo shilin.
Ururradan ayaa waxaa xubno ka ah dhallinyarada iyo haweenka.
Toddobaadkii hore ayay ahayd markii barasaabka dowlad deegaanka Kitui Charity Ngilu ay daahfurtay barnaamijkan.
Waxay sheegtay inuu yahay qorsho lagu garab istaagaya kooxaha ka jiro tuulooyinka si ay u helaan maalgelin ganacsi.
Mrs. Ngilu ayaa intaa ku dartay in sidoo kale fursad la siinaya dadka qabo baahiyaha gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments