Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay Syria iyo Ciraaq

Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay Syria iyo Ciraaq

Ciidamada dowladda Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa in ay duqeymo dhinaca cirka ah ka gaysteen wadamada Syria iyo Ciraaq.
Militariga Maraykanka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inuu bartilmaameedsaday maleeshiyo uu dowladda Iiraan ku tuhmayo in ay garab siiso.
Weerarrada ayaa looga falcelinayay kuwo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lala eegtay saraakiisha Maraykanka iyo xarumahooda ku yaalla dalka Ciraaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments