Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Isiolo iyo Wajeer oo loogu baaqay in ay nabadda ku dadalaan

DHAGEYSO:Shacabka Isiolo iyo Wajeer oo loogu baaqay in ay nabadda ku dadalaan

Siyaasiyiinta ismaamullada Isiolo iyo Wajeer ayaa dadweynaha ku nool dowlad deegaanada u soo jeediyay in ay ku dadalaan nabad galyada.
Tani ayaa timid ka dib markii ilaa 50 qof lagu dilay xadka ay wadagaan ismaamulladan.
Siyaasiyiinta baaqa nabadeed soo saaray waxaa ka mid ah barasaab ku xigeenkii hore ee Isiolo Maxamad Guuleed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments